SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

3J. Deella yeenne, 'Ilaahay baa Daliile


3~. Dadow maqaleey adduunyadu way duntaaye


  1. Dabayl weeyoo dawaar baa lagu rogaaye.


4b. Duugow mallee daarta Aakhiro u dadaalaay


4.1. Daa caddiyo di in ta Eeb bahay daraj adeeyaay. '



  1. Daalla yeenne, 'Dardaaranka waalid yeelaay
    43. Dembiga daayoo dabuubtooda dhegaystaay
    44. Digriga Eebbahay dawada laabteenna weeyee


100.

45. Dubkeenna Allow dab naara aan lagu dhex ridineey


4~. Dayuuradda awliyada jidka nagu dul mariyeey.'



  1. Rafi waxay tidhi, fIlaahay baa raxiimee
    48. Rasuula-Llaahi qawlkiisa aan rumaynooy
    4~. Raxmaadkiisaa khalqiga lagu raasamaashee
    56. Ruuxeennuna waari maayoo malaggu reebye
    5.1. Raaxada Aakhiro salaadda ayaa u rakaab ah.'
    5~. Sa'i waxay tidhi, fNafteennaa la suuliyaaye
    5j. Suryada Aakhiro ninnaba lala seegi maayee


54. Siyaarada sheekhyadaa surin kuu bannaysee


5~. Sifaalaha joogi waa Aakhiru-sabaanee


5~. Salaamo Allow na yeel suurtii dhawaatie.'



  1. ' Siinna yeenne, I Sariirta adduun rna fiicnee
    58. Ninkii ku dul seexday saasu uga dhacaaye
    59. Inaan sanku-neefle waarayn waa saxiixee


60. Sifaale adduun nin dhowraa seexan maayee



  1. Sujuudda salaadda Ewbbahay sadar ku sheegye.'


62. Shiinna yeene, 'Shir baa laynoo qabtaayee


6'3. Shareecada 1-'[eyni waa shookiga qiyaamee

64. Shar iyo khayr waxad fashaa sheeg lagu yidhaaye



  1. Shallayntoodu waa dharaartaa kii Ia shaaree
    6~. Shaydaanku ninkuu hallayn jiray sharaf rna
    yeesho. '

Free download pdf