l~. Buu noo xarriiqay Nebigii
l~. Calaykaa salaamii
2b. Yaa khayral-anaamii
2i. Calaykaa salaamii
i2. Xuduud aan la dhaafin
2.3. Buu noo xarriiqay Nebigii
- Khaaliqii anbiyadaa
2~. Ku khitaamay Nebigii - Calaykaa salaamii
- Yaa khayral-anaamii
- Calaykaa salaamii
- Daliilkii Quraankaa
3b. Ku dareeray Nebigii
31. Daruurtii hadhaysay baa
- La dul joojay Nebigii
3j. Calaykaa salaamii
34. Yaa khayral anaamii
- Calaykaa salaamii
3~. Rusushii Ilaahay buu
37. La rafiiqay Nebigii
3~. Raaxadii aduunyaduu
3~. Run u diiday Nebigii
- Calaykaa salaamii
4i. Yaa khayral anaamii
4i. Calykaa salaamii - Raxaadii aduunyaduu
- Run u diiday Nebigii
- Semsem weeye saafiyoo
4~. La siyaarto Nebigii
4j. Calaykaa salaamii
118.
I·