130.
- Uu-uuda qay1ada maydka iyo, ililada aroosyada eega ey
10. lnan baa dhashiyo inan baa dhintay, ku idlaan sidaydun
u eegiye
Ii. Argagaxa kolkaan mayd aragno iyo, il-adayga hore isu
eega ey
- Bisinkiyo salaadda Ilaaheen aan, badinnaa Rasuulki
bayaanshaye
lj. Bismillaahi baabkii Quraankii baa, n1n bilaabay xaajadii
100 bogee
14. Baxsanow Rasuul nin u baaqay baa, baydkii janada ku
balaadhsadee
- Badda iyo berriga la ballaadhshay iyo, buuraha qotoma
boqor waw Ilaah
l~. Belo waa habeen nin baraarugoon, Boqorkii abuuray u
baaqinay
- Tala Eebbe waa tog aan laga gudbayn, ninkastoo talaabo ku
taagsadee
1.8. Tanad jeceshihiin waa laga tegiye, waar tawba keenoo
kaca tukada
19. Taagnida qiyaameen lays tebayn, inay talo xuntahay taa
waa ognee
2.0. AlIa too sa ee:y! AlIa toosa eey! Malag baynna tirin ee
toosa eey
2i. Kuwa tawsta1iyo kuwa taamka ahba, tooguu u leeyee toosa
eey
2i. Taa100ga iyo tanax-weynta"iyo, temashlaha bi1aashka ah
1aga tegye
2j. Ka tashada togyaasha cadaabkii baa, 1agu tubi kuwii
tukan waaya
- Socoto aan la 500 noqohaynin waa, qoladii xabaasha u
saafirtee
is .. Janno iyo cadaab inay mee1 j iraan, ku j aHaab I1aaha
Ja1ii1 ahee
- Jiifkaad macaansani yuu dadow, Jahanamo hadhow jiidinay kugu
- Xikmo kii 1eh ee wax xasuusanow, xaraf dhigan i1aali
xaqiisa eey
2~. Xigtadaa xabaasha la geeyay iyo, xalay iyo u shalay xeeriyay wax