2~. Xiddigaa samada ku xariiran iyo, xarakada dabaysha
xisaabiyay
- Xoolaha nimcada 1aga xoorinnee, ninba qaar xeraysan
xisaabiyay
- Xasad lyO xumaan xaqdii kii qabee, aan xishoonin waa
1a xisaabiye
- Xubi duunyo kii isu xaydayee, xargood 1eh waa 1a
xabaa1iyay
131.
- Xumo iyo samaan ko1ba waxan fa1aa, rna1agyuhu waraaq ku
xariiqiyay
- Khayr fa1a hadhow khatar baa jirtoo, kufrigaa 1b1ays ku
khasaariye
35. Duunyo waa dabay1aha wiif1ehee, daya waa kob siigo ka duu-
shaye
3'6. Derej ada ko1kaan Nebi doorannaa, 1aga daa1acdaa daaraha
Jannee
3.7 • Dafiraadda gaa1adu waxay ku hadhay, ha1ka Daayinkeen
dadka ku xukurnee
- Dir anaa ah iyo Daarood ku faan, iyo duunyo dhaqo dabo
ka inqannee
3~. Dirir 100 baxiyo da1ka 1agu xarbiyo, dunidii horeeta ku
duugantee
46. Daaraha adduunyada inay durnaan, dad dhistoo dhintaa u
da1ii1 ahe
4i. Dahab lyO qa1cado nin is daba dhigaa, Ma1ag waw diyaar
nafta dooriye
42. Raaxada adduunyo rna raagto ee, Rabbiyow na raaci
Rasuu1kiyay
4j. Kuwa roorayee u rafaadayow, riyo 1aga baraarugi weeyeey
44. Saad1ee kuwii socotaynayow, sebenkii teg waana 1a
suu1iyay
~5. Sadarkii 11aahay ninkii dhigtee, saxa diinka waa 1a1a
saayiriye
46. Sadar rnuuqan oon 1a su'aa1in waa, subixii kastaba saf
1a aasiye
47. Sharaf waa kuwii shirka maa1intii, Shakuurow shafeeco 11aah ey u
4,8. Samir niman 1ahayni rna suubbanee, sabra 00 11aah u
sujuuda ey