132.
- Niman soomin suurtu kOlkay dhacduu, ku sinnaani suudi
cadaab ah ey - Lurka daaya 00 daafaca Ibliis, dad ninkuu dagtuu wax
u duufsan ey
~l. Daacadda Ilaahay ninkii badshaa, daaraha jannada dalas
100 dhigiye
- Dulmi daaya Aakhiro naarta yaa, daf la Slln ninkii
muslinka u darraa - In cagaarka bixi caws laga dhigoo, carfi dhici dadow
la cajaa'ibay
54. Cadrad gabadh cajuusad in laga dhigoy, cimrl dhadhi dadow
la cajaa'ibay
- Cimri waa cadceed casar gaadha eh, ceebi waa ninkaan ku
cabsoonin ey - Cirro nimay ku taal camalna aan lahayn, ceebtiis qiyaame
caddaatayay - Cilmi Eebbahay ninka qaatay een, camal keenin waa la
cadaabiyay - Ceeshkii Ilaahay kuwii cunee, caasiyaa hadhowto calaacalee
5.9. Cirshigiyo kursiga Rabbi caadilaa, u cilmi leh wixii
khalqi ku xadfane
~O. Ninba camalkiibaa la su'aaliye, ka cabsada Ilaaha casiis
aheey
~l .. Qami waa qiyaamaha Aakhiraad, qoladii cadaabka u qayb
heshee
~2. Farax waa firaashka Firdowsa yaal, qoladii Ilaah ku
fadhiisiye
6j. Fooqyada adduun kuwa fuulayow, fadhigii qabriga kac u
foorsadaay;
- Faras iyo fatoorad la baaciyaa, Malag lagu kama fasaxay furtaan nin
- Qabri iyo qiyaame hadhow jiraa, camalkii qorraa qaadiye lagu
6~. AlIa yaa Quraanka dhegaysta 00, u qushuuca Ilaahayay qawlka
~7. Anigaa qabiilo heblaayiyo, qabka badan delTIlb qabraa e eya ka ey
6.8. Qudhdha waa inuu Malag qaadiye, Allaa Qaadirow toosaneey qawl