6.9. Kayd rna 1eh adduunyadu yuu dadow, kadar kaaga boodin
Ib1ayskuyay
133.
- Nirnba kadabkii 100 qoray buu dadow, ku cunaa adduunka
korkiisa ey
71. Kaftankiyo kalaanka xun daaya 00, kaca diin 1laah u
kurbooda ey
i2. Kor daya sarnada udub 1agu kaboo, 1agu karo 11aahay ka
kaafiyay
- Kor daya cadceeddu kolay baxdiyo, kolay dhici Allaa u kariirn
ah ey
i4. Kor daya dayaxa iyo kawkabkaa, kob 1laah ku sugay ka
iftiimayee
- Kor daya daruurta la kiilayee, madar lagu kasbado laga
keenayee - Dhulka daya dawaataha lagu socdee, kolba doon qabriga
lagu dhaa£ayee - Dhabaday jebsheen qoonkii ina dhalay, inaan dhoo£sannahay
dhanna kama marnee - Dhaxdin weeye kii isku sii dhibow, dhaqashadii adduunyo
dhinnaatayay
i9. Dhudhun lyO qabiil nin ku dhaadaney, waa dhallaan habow
iska dhoohaney
8b. Ku dhashaa inuu dhiman waa saloo, ku dhaqaaba waa ka
dhammaaniyay
8t. Dhicis iyo dhamays ninba saacaddii, Rabbigeen u dhigay
lama dhaafiye
8:2. Dhaguxuba wacdiga Rabbigeen kolbuu, ku dhalaalay qaarna
ku soo dhacee
- Dhoofsanide yaa ibn Aadanow, ma ku dhibi dhawaaqa
Quraanku yay
8.4. Dhego lagu maql iyo indho lagu dhugtiyo, faro lagu
dhigtoba Rabbi kuu dhammee
85. Dhulka qoomyo hore 00 beri 1a dhigay, ka dhaqaaqay baad
isku dhuunjarteen
8.6. Dhabad,ii qabriga ninka dhowrayee, dhagaroobay Iblays baa dhal ahay
8.7. Nin dhawaaqa diinka dhegaysanayn, u dhaqaaqin ee
dhaylaysanow