SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Dhegahaaga dhuxu10 cadaaba baa, lagu dhuri
    dharaarta qiyaame ey


89. Dhibcihii kal hore da'ay baa xareed, laga dhuray


shalay ha dhegaysanin


  1. Dhedo lyO wixii dharab xalay dhacaa, dhulka rays
    ka dhigi ha dhegaysanin

  2. In dharaar habeen lays daba dhigoo, mid la dhiman
    bal aad an u dhowro ey

  3. Ku ku dhalay adiyo kuwa kula dhashee, dhintay aad
    ogtahay dhoof kuma maqnee


134.


  1. Dhibi waa dharaartaqiyaamahee, carnal dhigan waraaq
    laga dhowrayee


94. Guryahay qabiilo ka guurtay baan, geeddi u nahaynu u


gaabsanee
9~. Godol caana liyo gaadiid la raro, nin wax garanayow
ha ku gaydhanay
9.6. Geel iyo gamrnaan la dareersho iyo, gacal godka 1agarna Aakhiree helo

~7. Guunyo aad dhacdoo isku gaafi baa, gabal dhacay rnidkiin


1a gafsiiniye



  1. Garabkeena qoonkii gelayay baa, galay sha1ay qabrigad
    is ag gaadhiye


9~. Godob ma leh kol mawd ninna kama geline, Guu1ihii


abuuraa sida u gartee



  1. Gar baa ah eh hadday gurran kulaba tahay, inad go'i
    caqliga ku gardaadiyay


10i. Gun nin lagu wadiyo gob nin sheeganoo, camal waxad


guddaa godka yaalla ey


162. Gunti aanad furin goor iyo ayaan, garab wado salaad nin


wax garanayow


  1. Gaashaandhig geesi yaqaan i11ayn, Malag galay naftiisa
    ma garab marshee


164. Gumuc iyo garnayd ninka lagu ganee, saaciisu gelin nafi


kama go'dee


  1. Geedkii la riday geedaha ka hadhay, gudin baa u diyaara
    wax goysa ey


10~. Gebiiga durnaba gebi daba socdaa, gowriirta kore jeexan garab ey

Free download pdf