SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Libin rna leh adduunka nin laac yidhaa, luxud baa u
    hantiya legga 100 dhigee


Id8. Madxigii Rasuulka ninkii badshow, midigtuu ku qaban


Nebi Maxamed ey
lO~. Ma qurnana nirnaan murugoonin 00, mowt-ool adduunyo u


maan lulee


13.5 •


  1. Muran rna leh inuu Malaggii jiroo, mustareex adduunyo
    rnadhnaanayee
    IIi. Muslin kala fadhiya isku maamiyuu, maakhada jannada
    kama meel helee
    li2. Maradii c~ddee la xidhaa inay, rnadhan duunyaday
    maraggeed tahee

  2. Manfac wax an lahayn maal kuu dhaqmoo, qoon kuu rnartiya
    laga madax gatee
    11'4. Ninna Malakul-mawd meeshuu ku dili, ma ogyahay dadow
    aan ka maarsane?
    ll~, Maya dhaha Ilaaha macbuudabaa, meeshii kastaba Mawle
    u ahee


116. Nebi Maxamedow murugaa 1 dishee, jannadii mawaad meel


nooga yeel
11), Nebi Maxamedow Nuul' la uurnayow, Nasrigii adduunkee la
naadiyow
li8. Nidal' Eebe wuxu yahay inu ninka rumayn, naartiyo cadaab
u ka nabad geshee


ll~. Naxriis Ilaah aan ka beegsannee, Rabbi-naasirow naar


naga xoree


  1. Nin u yeedha kii nabad gelinjirow, Nebi suubbanow noo
    roonidaa


12i. Waagii Malaggu noo yimaado ey, AlIa Waaxidow weedh


toosaney
12,2. Hurdadaynu fiidka bilaabiyee, lagu hiiqi baa ina
hallayniye
li3. Hebel-Hebel ka badidaan leenahaa, hal Ilaahay looga
hagaagiyey
12,4. Hindisaha dUleedka lagu hayiyo, hadal badan waxbaa ku
hagooganey

l2~. Hog cidhiidhiyaa lays hoos dhigiye, hurdo'maa dadow


laga haajirow
l2~. Hebel dhirnay heblaayaa la aasayiyo, hogga laysku ridi
hoos u eega ey
Free download pdf