SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Adi daraaddaa, ayaa duunyo 100 a1kumay
    ~. Boqor Quraysh 1aga dhashoo, uunka lagu bayiniyow


lb. Barakaday shamsadu, noogu soo baxdow


1.1. Bisin Quraan laga bogtiyo, diinka lama barteen


  1. Barakaday shamsadu, noogu soo baxdow


13. Bad iyo beri 00 dhan, iyo buur lama khalqeen



  1. Barakaday shamsadu, noogu soo baxdow

  2. Talo Ilaah baa leh, ooy tiisa ku intihoon

  3. Tubtaadii ruuxa mara, meel xun lagama tuuro ey

  4. Dunida oon taam ba noqon, taajkii lagu taagayow

  5. Tubtaadii ruuxa mara, meel xun lagama tuuro ey

  6. Simaartaada macaan, ee jannada sudhsudhan
    2b. Salliga ninkii badiyaa, la siin hadhow
    21. Jidadka waaweyn ee 100 maro, jannada Firdows
    22. Nin ku jeclaadaa qiyaamaha, hadhkaaga jooga ey
    2j. Jamaacaadkii Rasuulkaan, u jeel qabnaa


24. Nin ku jeclaadaa qiyaamaha, hadhkaaga jooga ey


IS. Xaramkii Eebbahay nin tegay, naarta laga xoree


2~. Rabbi xaliimow na gee, meesha lagu xoroobo


  1. Xubbiga Nebigaan qabnaa, 00 waa xaqiiqo e
    2~. Rabbi xaliimow na gee, meesha lagu xoroobo
    29. Khabar wuxuu noogu yimi, yowmka lays kharribo
    30. Nebiga khayrkii la siiyaa, khalqiga anfaca

  2. Khaatumo nubuwaa ku yiil, garabka lagu khatimay

  3. Nebiga khayrkii la siiyaa, khalqiga anfaca


33. Dawo Ilaah noo dhashoon, duugow naga lahaynow


34. Kugu digrinaye qiyaamaha, na daadahee



  1. Dahab jannada nocgu jiraan, daawashadii la arkinow

  2. Denb:1_ga naga d.haa£ Raxmaanow, Nebi dartiis


147.
Free download pdf