6~. Farax na sii maalintaa, laysu fiirsan doono
6~. Qabriga goortaan galee, luxudka laygu qariyo ey
- Malagga qawlkaan u celin, ii qumaati sheeg
71. Qalbiga lagu jeexay, qishi 00 dhan laga dhex qaad
- Malagga qawlkaan u celin, ii qumaati sheeg
7j. Kulanka diinkee Anbiya 00 dhan, ugu koreeyayow
- Kadinka lao mara jannada, kadarta nooga bi'i
7~. KUn iyo kON kuman la laalaabay, kugu sallinnay
7~. Kadinka 100 "maro jannada, kadarta nooga bi'i
- Loxos adduun weeye, laba yoom wixii la mid ah
7.8~ Libini \<Jaa qoomka, Nebig~en lala shir gayn
7~. Lalabihii Aakhiraad, waaga laysu yeedho ey
- Libini waa qa1Vmka, Nebigeen lala shir gayn
- Dhalashadii Nebiga, dhegihiisu nimay maqleenow
82. Dhulka ka kac caashaqiisaan, ku dheef helaye
8.3. Muranka naga daaya, iyo waxaan macnaba lahayn
~4. Mirqaan ninka doonayaa, Maxamed haw dhawaaqo
85. Maka ku dhalayoo, Madiinana mawd ku maray
8~. Ninka maqaamkiisa taga, midhaa janno ugu yaal
8.7. Macaashuun waxa u weyn, marad kol qudha salliday
8~. Toban baa laguu miisay, meelaad jannada ku geli
8~. Macaashuun wax a u weyn, marad kol qudha sallido
- Toban lagaa maydh, meelo uu danbigu ku yiil
9.1. Martabadiisaa Ilauh, meelo kore ka dhigay
- Marxabba dheh waa Rasuulkii, macbuudku diraye
93. Nebi udgoonow khalqigii, nuurka laga abuurayow
94. Nin ku rumeeyoo dhan baa, naartu beri ka tahay
95. Nebiga weyn ee Ilaah, nafciga u yeelayow
9~. Nabad na sii maalintaan, nin u taaganayn
149.