SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Dawooy Muslin dayrka tii u xidhee, Dayaan darajeeyay
    baad tahay


160.


  1. Dahabo digrigaaga oon badiniyo, dar janno annagay dan
    noo,tahay


lb. Rasuul ku dha1yeey riyaa10 jannooy, Raxmaay Rabbi


raa11i kaa noqoy
il. Saharaay samsamkii jannaa tahaye, siyaado na sii ku
sahayanaye


12. Sayid Cali sawjadiisiiyay, siraajooy adaan safkaa nahay



  1. Shareecada diinka sheegi ogay, adaan sharaftaa la koobayn

  2. Sabraay Nebi suubban baa ku dha1ee, saxeex weeye sawdka
    aad werisaa


15. Da1aayadda weyn qiyaame dartaa, dad aad jeceshahay


hadhkeeda deg

l~. Da1aam-ifisooy darkii jannadoo aad noo dardartaanu kaa


da1banay

17. Cirfaan badaneey adaa cindi1aahi, cilmiga u bartoo ku


caabudaneey


  1. Qiyaasoo adaa u qiiro badnaa, jidkii diinka qaayihiisiiyeey
    l~. Fad1i iyo fawsba faa'id baad ka tahoo, adaa fahmo Eebbe
    kuu furay


zb. Quraanka Rabbaad ku qaari tahoo, quluubta laguugu


daabacay
zi. Karaamo dhan oon 1a koobi karayn, Kariimka na uumay kuu
yee1
2.2. , ' Liibaan badanoon la 1aaci karayn, aduu Rabbi laabta kuu
sudhay
zj. Martabo badan yaad macbuud ka heshoo mar duuI muraadki ku xusaa he1

24. t{uuraay Neb igaad dhashiisa tahoo, ninkii ku xusaa naj aa to


he1
2.5. Wahaab baa wadiifadaa badiyee, wax noo tar adaan wacanee ku soo
z~. Hor Eebbe adaa wanaag ku he1ee, hannaan wacan hore wax
noo sii

2.7 • Ladnaan janno laanta^100 cuskadaay, noo soo khayrka luI laydha 1eh


z~. Yaasiinka Quraanka yeedhin ogeey, yasir waxanu


yaboohsannay
Free download pdf