~. Xaqqa shcekhii ku haci1sayee, xumaha daaya lahaayow
- Kha1qiga kii "I'lacdiyaayee, Qaadirkii khayr u qiyaasovr
- Dugsiga diinta fllrqaaneeci, weligii d2_yr u ahaayOl'[
- Digrigaagaan u dadaalee, we1iga daaro i£tiinshow
- Rabbi kii tuugi jiraayee, cadawga reebi ogaayow
- Samsamkii aan macfuanaynee, xubbigu noogu siyaadow
15. Sayidkii khayrka siraadee, sacaadadiisu sugnaydow
1~. Sharcigii kii u qumayee, magacii uunka ku shaacow
- Suufi Eebbow, samir weynow, saxayay sawdka Quraankow
175.
18. Dal1addaaduu hadhsan doonaa, nin dariiqaaga jidaystaa
1~. Dayaxii nuurka badnaayow, dar janno noD dar dar waagaa
20. Daahir baad diinka ka yeeshee, dalaamkii jaahilka faydow
- Citiqaad kii aan u hayow, caalimkii Eebbe ciseeyow
22. Qaniga noo bari waagaa, in qurfaantiisa anfaadno
- Fadli baa Eebbe ku siiyee, we1igaan khayr ka filaynow
2~. Qudbigii khayrka badnaayeen, qa1bigiyo laabta ku haynow
2~. Kash iyo beerka Imaamkaan, kalgacalkiisa ku haynow
2~. Lilaahi waan ku jeclaanee, weligii laasima khayrkow
i7. Muftigii Mawluhu khayree, Muslinka 00 dhem maseeyow
2.8. Nin u yeedhaa nasri gaadhee, Rabbi kuu naar ka xoreeyow
2~. Weligii duulka u waanshaa, wax san gaadhuu werdiyaayow
36. Hibihii Eebbahay siiyay, weligii aan ku hanuunow
- Yaabatiin waaga la joogo, weligii aan u yeedhnow
32. Sa11i yaa Rabbi calaa Daaha, siraaju1-anbiyaa'i
3j. Wa aalihi, wa asxaabihi, wa jamilcu taabiciinaa
- Intii uu waa ku iftiimow, u intihooda aduunka