18,6.
Text 11-
This poem IS composed by Sheekh Caaqib Cabdilaahi in praise
of Sheekh Cali Majeerteen whose full name was Sheekh Cali
Cabdiraxmaan, and who died about ISO years ago. Sheekh Cali
Majeerteen was a poet who composed religious poetry in
Somali. The poem Alif Yeene 'Alif Said' (Text 22) is one
among his numerous poems and has achieved wide circulation
in oral form in all the Somali speaking territories.
Sheekh Cali Cabdiraxmaan
- Weli cirfaanlow, cagaaran yaaloo cisi AlIa saarow,
cajil muraadii - Cidhifka marka cadceedi dhacdo calan ku joogow, cajil
muraadii - Cumde Islaamow la citiqaadow, Caliyul Qaadir, cajil
muraadii
A. Carro fog gaadhow, cilmi badnaantii Carabi yaabtow, cajil
muraadii - Cirfaan aan koobmin, cishqi Rasuul baa Caadil ku siiyee,
cajil muraadii
~. Canug cabaadaa caqliga waalid calool nugleeyee, cajil
muraadii
'7. Cibaaradaadii culimo khayrlaa ka caado yeeshee, cajil
muraadii - Cadawudiinkaad qasad u ciishood, cidhibta goysee, cajil
muraadii
~. Curad Islaamow, cishqiga laabteen cafi ku gaadhnow,
cajil muraadii
- Fadil cadiimow Caadil wanaajow waa kuu ciyaynaa, cajil
muraadii - Cirroole iyo carruur dhamaanteed cugasho keenee, muraadii cajil
- Cishe habeen iyo casar dharaarteed codkay dhegaysoo,