SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1
192 •

. 9. Daallna yeenne, 'Duunyo waa daahib socdee, dul-Jalaalkaa


ka cabsoo dhaakir salaad.'
lb. Ra'i teen, 'Raaxo adduun rays ma lehee, rajali Aakhiro

weeye Rabbi xus.'



  1. Sa'i teen, 'Siino adduun suuli oge, saadkaa qaadoo in
    xun ka saahid ahaw.'

  2. Siinna yeenne, 'Sadarka diin ku sugnow, siliclay


yay saa ku hallayn.'


13. Shiinna yeenne, 'Shan salaadood tukadoo, sharci baa Eebbe


ku siiyee ku shukri.'



  1. Saadna yeenne, 'Rabbigeen saadiq ahaa baa, saabiriintii
    u gargaaree; fasabir.'


15. Daadna yeenne, 'Nin dalaal suubinayow, durka daa yay


jannadu kaa dalfin.'


16. Da'i teen, 'Dacwo badnow dawga san qaad, dariiq baa


Eebbe jideeyee danta xus.'



  1. Da'i teen, 'Daalin Rafiiqii ka dambee, dulmi daayoo
    sharciga u daahirsanow.'

  2. Caynna yeenne,

  3. Qoyna yeenne,


'Cimrigeennaa tirsane, caasi daayoo
Rabbigii caabud ahow.'

'Qami daayoo qumanow, qaafiru dembi


I laah· baS! qaniyee. '


  1. Fali teen, 'Faa'id 11aah baa faxannee, faceen guuryee
    maxaa foogga banaan.!·


i1. Qaafna yeenne, 'Qiyaamaa lays shiriyaa, nimba buug 100


qoraibaa lays hor qabtaa.'


l2. Kaafna yeenne, 'Kalgacay1 duunyo ka aa1, kii dadaaloo
dhan Ilaahay ka kaxe.e.'


  1. Laamna yeenne, 'Duunyo waa 1aydh socotee, nin 1adnaa 00
    k~ laxsan 00 laasta 1a waa.'


i4. Miimna yeenne, 'Nin kasto maa1 ururshaa, marti weeyoo


Malag baa meel ku sugee.'


25. Nuunna yeenne, 'Nebigeenni Maxamad, naasix weeyoo nin ru-


meeyaa nabad gel. '


2·6. Wowna yeenne, 'War dambeeyaa ma Jlree, wacdi qaatoo wax


san uun yeele walaal.'



  1. Ha'i teen, 'Haybso Quraan, hawo-ra~waa 1agu bal heermee hako.'


28. Yari teen, 'Yoolka Qiyaamaa yeedhista demoi c1haaf weyn, noogu yaa yaoooh. Ilaahow '

Free download pdf