Havlo iya Hunguri
- Hawo iy 0 hunguri baa, xaaj 0 isku haystee
.2. Ha 100 ururo waxay dooni, hadal laga dhegaystee
'3. Hannaan toosan waw tahay, mid ba jid u hil1aacee - Hareeraha ha laga maro, ku maqlaa hi100biye
5. Nin ha1eelayow maanta, shirka hore·usoo gaadh
- Ha caddeeyo kii waliba, garta lama hagoogee
- Hilbo laguma raacaayo, runta kii ka hiiqee
8. Hii1iyo hayb rna lehe, xaq baa lagu hanuuniye
9. Ha is taago kii rabay,gpddidaa hagaagsane
[HAWO: ]
- Hawaa tidhi waxan haaban, anigaan horuu dhiman
- Halkaan dooni 00 idilba, inan hel0 had iyo goor
- Hurdadii aan seexdoba, inan haakah ku idhaa
- Habeen iyo dharaarnimo, inaan layba hadimayn
14. Hayinkii aan fuuloba, inuu heenso leeyahay
[HUNGURI: J
- Hawooy maqal warkaygii, haddii aan hunguri ahay
16. Hortaydaa wixii yaa1, dib u haysan maayo e
- Horeba waan u cunayoo, afkaa ii haliiliye
- Hakan maayoo gaajaa, had iyo goor i haysee
1.9. Haboen inan wax quuto ba, subax aan hanqadiye
197,