SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

[HAWO:]


2b. Hawaan ahee hunguriyow, hantidii haf siisaye
Z.l. Hadhow waxad ku noolaan~ inna kama hadlayside
zi. Hambaysaan ku leeyahay, eaydh baa halaaba e


  1. Horornimo ma fiiena, iyo dhiilkaad he~ninayside


24. Ha idlaynin xoolaha, dhaqashaa hagaagsane


[HUNGURI: ]


2~. Hunguri yidhi Hawooy maqal, waanaad ku hadashee


  1. Had iyo goorba waad garan, eunno anaan hureynine
    2.7. Habeenkaan dhashee horeba, eaanaa laygu habaye

  2. Haatoo aan weynaaday, inna ma hakanaayee

  3. Hore iigu soo fidi, dib ha iigu haynine


[HAWO: ]

3b. Hooy maqal hunguriyow, belaa kuu hillaaedee



  1. Haddaad haatanuun dheregto, berri baad hungoobiye


3'2. Hadal laguma aamino, kolla niman wax haynine


i3. Halka madaxdu joogtoba, faqiir lama hor geeyo e


34. Haddaad madhin aduun baa, hadhow hoogi doona ~


[HUNGURI:]


  1. Hunguraan ahee maqal, Hawooy hay wareerine
    3E. Bilbo qalan ma daynaayo, 00 haadkuba ma dhaafee


37. Heshiis waxan la ahay duul, yidhaa hoc ma fiiena e


198.

: I
, I
Free download pdf