i9. Boqol bay ku ekayde
36. Asalkii kutubteennana
3i. Waa inaynu aqoonoo
3~. Arsushii Rabigay
i3. Ergadiisa ahayd
34. Eraygay ku hadleen
3~. Waa inaynu adeecno
3~. Akhiruu saben weeye
i7. Ninba waa ajashiisa
38. Suur in laysku afuufi
3~. 00 qiyaame la oogi
- Waa inaynu ogaanno
4i. Aduunkoon la ahayn
4~. In qadarkii la asaasay
~3. Oy Qalbigiisa ku aaday
44. Waa inaynu ogaanno
4.5. Irridduu ka yimaadiyo
(6. Albaabkuu shar ka oogmo
(7. Eebbahay inuu keeni
(8. Waa inaynu ogaanno
4~. Intaa ruuxa aqooda
56. Iimaankii aftax weeye
5i. Adduun waaba in joogtiyo
5.2. Amarkii ka dhacoo dhan
- Aayadaa lagu sheegay
54. Suldaha diinul-Islaan
- Inuu oogada keene
5~. Markuu Eebbahay doonay - Aaddanow Ncbigii iyo
5~ .. Afartii Khulafaad baa
66.