Text· -3 ..
In Islam, the learning of theology is not the exclusive
prerogative of the ulema, but it is the duty of every
Muslim, literate or illiterate, to acquire a basic know-
ledge of Islam. The reward which the believer hopes to
receive in the other world depends on his knowledge of
the principal doctrine of Islam and his observance of the
moral precepts which it enjoins. His failure either on
the doctrinal or moral side may lead to his damnation.
In this poem, Sayid Maxamed Cabdi1le Xasan attempts
to instruct his disciples in the Islamic doctrine of
TAWt;IID, which generally covers a wide range of Islamic
theology, but which deals primarily with the Oneness of
He lists the attributes of God and explains them
to his audience.
I1aaheenii Ja1iilka Ahaa
9.1.
1.. Ilaaheenii Ja1ii1ka ahaa labaatan sifaa, u waajibtayoo
- Inuu jiro baa u waajibtayoo, hadduusan jirin ma joogneen
- Hadduu ina joojiyaad aragtaan, inuusan jirin ma suurowdo
- Inuu jiri jiraa u waajibtayoo, haddii kale yaa
jirreysiiyoo?
.5. Inuu jiri doonaa u waajibtayoo, haddii kale yeyna
jaaseynoo?
6. Jinni iyo insiba waa khilaafsanyahoo, haddii kale waaba
jeyshkood
- Sidii dadka jiidh iyo dhiig ma lehoo, sidii axad meel
ma joogsado
.8. Jinaad iyo feedhdha dhinaca ah iyo, caloo1 iyo badhiyo
j oof ma ,lahoo