SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

'9. Janbeyn iya kor iyo hoos rna lehoo, Jaliil jaah horiyo
daba rna leh


92.

10. Ilaah jisrnigeenna haw dayinoo, haddii kale laysku jaangooyoo



  1. Jaliil kelinnirnaa u waajibtayey, ninkii jigtayow Jaxiirna
    galeey


1'2. Ninkii laba jago jecleysanayay, jifeeyay waa junuun falan



  1. Hadday jiniin wada abuuraayaan, alley jilcanaa ilaahyadu


i4. Jarnaalka Ilaah ninkii qaybshow, Allow Jahannarna ha kaa deyn



  1. Jaahaa gubayey jalleeca xurnow, Allow yaa qool ku jiqilleeyoo
    l~. Ninkii jaxarnirno sife u badiyow, jar dheer baa Eebbe kaa
    ridi

  2. Nolol jiriddaa inuu leeyahay, Wallaahi waygu Jaarnaca

  3. Haddii kale waa jarnaad ruuxlee, rnuxuu jil ahoo cid tarayaa?
    l~. Wuxuu jiriyo waa awoodaayoo, haddii kale yaw jidhiidhican


26. Ninkii jebin kara anow fasax, ninna jeefaafa haw gelin



  1. Ninkii xarbad jilibka ugu dhigayow, jilaanjila badan u
    soo guro

  2. Jaliil qudro rna leh jikaar weeye, dadow jarnacoo bal jiidh
    uun?
    2j. Haddaad jigateen jid roon qaadoo, jaahilyow Eebbahaa bare


24. Haddii kale anigu kaa jeestaye, bal uun juuq gaaban iga


rnaqal

2,5. Ilaaheen lama jikaaraayoo, wuxuu doonuu jidaystaa


2~. Waxaan jaad sarnayn Ilaah rna arnree, Allow aan belo na jeefagan


27. Wixii uurka laga jeclaysanayiyo, Ilaah jowrka waa arkaayaa


i8. Wixii bad rnoolkeed ku juluq yidhi iyo, wixii jiifa waa
ogsoonyahay


  1. Wixii jira waa arkaayaayoo, wixii joogana waa arkaayaa


iO. Wixii jururnliyo wixii sawd leba, j~rniicnirno waw arkaayaa



  1. Haddii kale jiita 00 dhuuntao, ku jowjowleeya Eebbahayay


32. Wixii juuq yidhi Ilaah rnaqalyoo, waxaan juuq odhanna waa


la mid


33. Haddii aan jubuq Ilaah maqli karin, rnuxuu baryada uga


jawaabaa?
Free download pdf