SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Wixii dhulka hoose jeeb ku lehiyo, wixii jiraba
    waa ogsoonyahay

  2. Haddaan been lagu jalbeebanahayn, waxaan jirinna
    waa ogsoonyahay
    3~. Ninkaan hadalkayga jtiqihaynow, haddaan lagu jirin
    ku jaangoosoo
    3'7. Ninkii Janno doonayow joogsoo, kalaankaygaa ha


jaaxidin


~3.

3~. Ninkii muuminnimo u jeelqaba, xayaadkaygaa u jimiimicoo


3~. Sidii jaar karuur u fiiqsada 00, sidii ramag jaar ka
buuxsada
4b. Sidii jookhiyo xariir u jantoo, sidii jirka dhacay u


jalalaba


4i. Sidii jirka roob anow da'ayee, Allow yaa xamashka iga
jaqa?



  1. Allow yaan gaal la jaal noqonoo, Allow yaan diinta jaaxidin
    4j. Allow kuwa nalaku soo jeedshiyo, Allow jaajuuska yaa
    jara

  2. Allow wixii lala jihaadaayaba, Allow yaa jiidha 00
    mara


4~. Allow markii sumucu jow leeyahay, Allow baqe jaanta


yaan wadhin


  1. Al16wgidhligaanku waa johorade, Allow yaa jiita 00 hela


47. Allow jirrabaad adduunka iyo, Allow naar nooga jeerdhaaf


4~. Allow jid siraad na dhaaf~iiyoo, Allow jaarkaaga naga


God, the Majestic One

i. There are twenty attributes necessary to God, the
Majestic One


  1. That He should exist is necessary; if He did not
    exist, we would not exist either


yeel

j. It would not have been possible for Him not to exist,
if, as you see, He created us
A. It is necessary for Him that He should have always
existed; if He did not exist who created Him?
Free download pdf