~. Bismillaahi bilowgii diinka weeye
~. Billaahi Aakhiraa baydyaal jiraane
lb. Badhba meeshuu tabeaday yuu buuxiyaaye
1.1. Bismillaahi Allow naar naga bariiyay.'
l~. Ta'i waxay tidhi, 'Dadow halla toobad keenooy
- Tilmaan-quruxsan, tubtii Nebigii aan
qaadnooy
14. Ninkii taariga Tlauh toobad ha siiyooy
99 •
- Tijaarnimo waa Quraankee aan loox ku tuullooy
l~. Tubnaa ila-Llee dembaabka ha layska tuurooy.'
- Sa'i waxay tidhi, 'Adduunyadu waa salaamee
l~. Sidaad moodayso maahee waa silloone
l~. Sedkii Aakhiraa jiroo lagu sii soedaaye
- Sakaraad iyo su'aal bay naga dambaysee
~l. Allow soon iyo salaad sahay nooga yeeley.'
2~. Jiimna yeenne, 'Ilaahay baa Jaliilee
23. Jannada waxa taga ninkii diinka u jiheeyee
- Jeelaada Rasuul Nebiga jaah udgoone
25. Jawaab-quruxow qalbiga waa jawhartiisee
2~. Allow jamannaye jidkii Nebigii na mariyaj.'
i7. Xa'i waxay tidhi, 'Ilaaheybaaxaliimee
tS. Xaqiiqadu waa xabaalaha inan gelayne
2~. Xayaad-quruxow Rasuulkii hallala xidhiidho
30. Xublada iyo xaasid daayoo diin xurmeeyaay
- Xaqqii waajibay xisaabtiisii ku toosaay
- Khali waxay tidhi, 'Khalaa'iqa Eebbahayay
3j. Kharaab weeyoo, adduunyada lagu khasaaryay
34. Khalwada gala Aakhiraa khayr 100 falaaye
- Khatima diinkaa Ilaahay khabarki weeyee
3~. Khiyaamada dhiga Allaa laga khoofayaaye. I