SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

(^1) 102.
9.6. Qo1a1ka jannada Allow qoys nooga yeeleey
9J. Fali waxay tidhi, 'Ilaahay ferejki badane
9~. Fudaydka dhigaay adduunyo ma fiicanayne


9~. Farsamada I1aahay fiirshoo khayrka fala eey


10:0. Fagaaro qiyaamahaa lays fayliyaaye
loi. Firaashka Firdowsa yaal na fadhiisi Eebbow.'

10Z. Qaafna yeenne, 'Ilaahay qaadir weeyee


10j. Qubuuraha daya dadkii hore qaar ma geline



  1. Qudhdhoo malag qaban qardhaasi ma oolinaysee

  2. Qabiil nin ku faani muu jiro yowm-qiyaamee
    10~. Qumaati u fiirsha qawlkii Eebbaheeneey.'


167. Kaafna yeenne, 'Ilaahay baa kariimee



  1. Kor iyo hoos waxa jiraba waa kii abuuree
    10:9. Kolkii hore iyo kolyaal dambe kii og weeye
    lIb. Ninkii kibirle cadaab baa lagu kabaaye
    IIi. Kasbada Aakhiro jannaa Muslin 100 kaxayne~.'
    ll~. Laamna yeenne, 'Ladni adduunyo waa la waayee
    llj. Ninkii sii laac yidhaahdaba way luggoynnee
    li4. Lamana arag lamana maqal nimay libin u yeeshee

  2. Leggeenna waxa la dhigi luxud hoostii weeyee
    11:6. Laftidu waa daacadoo lagu laylyamaayee.'


117. Miimna yeenne, 'Illaahaybaa macbuudee


ll~. Musheekhda dhegaysta diinkay marinayaane
11:9. Murtida sheegoo adduun waa inuu madhaaye

lzb. Ma laabnee waa dhow baa macshar layna gaynee


l2i. Muslin waxa noqon ninkaan maalkiis la goyn~.'


1Z~. Nunna yeenne, 'Ilaahay nimcadiisu badane


123. Nin caasiyay buu haddana naxariista siinne



  1. Naf wuxuu ge1iyaan adduun 1agu noolinaynne

Free download pdf