SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

6~. Farax na sii maalintaa, laysu fiirsan doono
6~. Qabriga goortaan galee, luxudka laygu qariyo ey



  1. Malagga qawlkaan u celin, ii qumaati sheeg


71. Qalbiga lagu jeexay, qishi 00 dhan laga dhex qaad



  1. Malagga qawlkaan u celin, ii qumaati sheeg


7j. Kulanka diinkee Anbiya 00 dhan, ugu koreeyayow



  1. Kadinka lao mara jannada, kadarta nooga bi'i


7~. KUn iyo kON kuman la laalaabay, kugu sallinnay


7~. Kadinka 100 "maro jannada, kadarta nooga bi'i



  1. Loxos adduun weeye, laba yoom wixii la mid ah
    7.8~ Libini \<Jaa qoomka, Nebig~en lala shir gayn


7~. Lalabihii Aakhiraad, waaga laysu yeedho ey



  1. Libini waa qa1Vmka, Nebigeen lala shir gayn

  2. Dhalashadii Nebiga, dhegihiisu nimay maqleenow
    82. Dhulka ka kac caashaqiisaan, ku dheef helaye
    8.3. Muranka naga daaya, iyo waxaan macnaba lahayn
    ~4. Mirqaan ninka doonayaa, Maxamed haw dhawaaqo
    85. Maka ku dhalayoo, Madiinana mawd ku maray


8~. Ninka maqaamkiisa taga, midhaa janno ugu yaal


8.7. Macaashuun waxa u weyn, marad kol qudha salliday


8~. Toban baa laguu miisay, meelaad jannada ku geli
8~. Macaashuun wax a u weyn, marad kol qudha sallido


  1. Toban lagaa maydh, meelo uu danbigu ku yiil


9.1. Martabadiisaa Ilauh, meelo kore ka dhigay



  1. Marxabba dheh waa Rasuulkii, macbuudku diraye


93. Nebi udgoonow khalqigii, nuurka laga abuurayow


94. Nin ku rumeeyoo dhan baa, naartu beri ka tahay


95. Nebiga weyn ee Ilaah, nafciga u yeelayow


9~. Nabad na sii maalintaan, nin u taaganayn


149.
Free download pdf