SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1
164.

Text 14·.

This poem is closely linked, in form and spirit, with
the preceding poem (Text 13). Its authorship is
attributed to an unknown poetess. The poem praises FATIMAH)

the daugher of the Prophet and appeals for her intercession.


Sawjadii Cali

.1. Sitooy Faadumo Nebaay, sawjadii Ca1aay



  1. Janno aday kuu dhacdee, annana noo jawaab

  2. Jawharaddii Nebiyay, jaahaaga nagu xoree

  3. Adaa Rabbigay ku jece1yahaye, annan a noo jidbixi
    .5. Adaa Khatumo helee, annana khayr na sii
    .6. Hanna fadeexaynin, ficil Aakhiruu jiraa
    .7. 00 noo shafeec ma1intaan, shuqu1 aduunyo jirin
    ~. 00 maalintaa bacadka kulul, biyo qabaw na sii

  4. 00 maalintaa buuq wayn, noo bishaaradee


16. 00 maalintaa lays xisaabaayo, noo xiI qari


11. Lugu mahiibsii muftaaxyada, jannada Ilaah



  1. Alliyo Faadumo Rasuul, waxan ka filanayaa

  2. Inan farxaayoonnu, foolkaaga joogsannaa

  3. 00 furaashyada jannada, kula fadhiisanaa

  4. Nama halayside, sidii aabbahaa na hano


Wife oEcALI


  1. 0 noble woman, PAr IlvlAH, daughter of the wife Prophet of cALI and


.2. Paradise has been allotted to you; hear our prayers

Free download pdf