SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1
180.


  1. Si1si1adda Qaadiriya ecn salkeedu go'ayn, adaa sida 00
    ku sudhantahay

  2. Shareecada sheekhi oogaayee, bi1aadka ku shaacay baad
    ·tahay

  3. Suufiga Rabbi ee be1ada ku sabree, 1blayska sumayn jiraad
    tahay


1~. Daruur cilmi 00 arlada ku dafdow, dalaayad hadh weyn


dusheeda sudhow
l~. Dariiqada Qaadiriya aan doorsoomahayn, sheekh cilmigeed
daalacyow
Ij. Dalaam ifiyow sharciga daahirshow, dilliga janno darafta
noo geliyey
l~. Caalimul-cilmi caarifkii diinkow, cisee cindigaaga kii
yimi


l~. Qamiga fayde qaayihii diinkee, qurfaanta dalbaayay baad


tahay

2b. Faseexo badnow fagaaro jannow, adaan faraqaaga haynaa


21. Qudbiga diinka qaadigii Muslinkow, adaan kaa dul


qaylinaynaa


  1. Karaamo badnow kasiga foqorow, kurbad iga fayd korkayga ah


23. Libaax aan laablaabin lawgiisow, faqiirka laxaadki baad


tahay i

24. Mujiibo dacwow ku Magan gallaye, muraadkayo maanta noo


qumiyey


  1. Ninkii ku xusaa nusqaan ma arkee, nabaddiina nuurka
    diinka ahey
    2~. Walaalo warkaasi waa runtaye, na waafaji weedha khayrka


leh


27. Hillaac biliglayn had iyo gooroo, 1slaamka hanuuniyaad tahay


2~. Yaasiinka Quraanka yeedhin ogow, adaan yusr kaa yaboohsan-ney

29. Salaatulaahi calaa saynal wajuudi, saxibal Qurayshi



  1. 11aa maa qanat fil ayaakiil xamaamti, wa1 casaafiiri.

Free download pdf