SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

i. Whenever I try to lmprove my condition


2. I remember that that which God has


determined for me abides in some plac~.
[A. Y .M.]
In another poem, Sayid Maxamed Cabdille Xasan, who was

the leader of the Dervish movement in Somalia and who


3.6.

excelled in the art of poetry, comments on his own behaviour
while alluding to some of the fundamental Islamic virtues,
such as kindness, sincerity, justice, generosity and


patience:


Nin aan edebdarroonayn xiI waa, laga ajoodaaye


Aflagaado aan jirin nin aan, kuula imanaynin
00 kaa asluubsanahayoo, ku istixaynaaya
Ab uu yahay ba Aadmiga ninkii, sarno ekaynaaya
Abtirsiimo kii xigay nin aan, iniq u dheeraynin
Addoomaha Ilaahay nin aan, kala irdhaynaynin

Ninkii aamusoo shib ah haddii, eray xun 100 diiqo


Aan kula akeekamin intaa, ururka uu joogo


Aan xaajo awgeed la gubay, obocda jeexaynin


Anfaacigiyo dhuuniga nin aan, ku anfariiraynin


Aan xeedho soar lagu akhtimay, eber ka yeelaynin

00 sida ardallada wax cuni ,alam ka siinaynin


Intuu aqalka baanjiyo ninkaan, aradka guulguulin
Aagaanta ciirta ah ninkaan, aaska dhiganaynin
00 aan qumbaha awdan 00, ilaxidhkaw jiidin
Aaqiibo 100 galay ninay, aakid u ahaatay
00 kuu ixsaan fali intuu, udug adduun joogo
00 aan abaaldhaca aqoon, sow ikhyaar rna aha?
Free download pdf