SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Saadna yeenne, 'Adduunyo rna suubanayne
    6~. Sareedo udgoon 1a waa iyo so or macaanee


6~. Waxaan ka samrayn Ib1ays nimu surin xun


marine
7b. Sanqadhi maayoo kolkuu malag soo socdaaye

101.

il. Sancada Eebbahay bal dhow roo samirka badiyaay.'



  1. Daadna yeenne, 'Rasuul Rabi nag a damiino


7j. Da1 hayjadda beri u maray laxi ku darartow



  1. Dal dheer safarkii daruurti midkay hadhaysow
    7.5. K01kii la dulmiyay aduu awr kuu dacwiyaye
    7~. Dariiq-udugow da1laayadda nagu hagoogeey.'

  2. Tali waxay tidhi, 'Daqiiqad adduunyo weeye
    7~. Ducada badiyaay xabaashii waa diyaare

  3. Darkii Nebi-mukhtaar haynoo dardaro e

  4. Dariiqada kharyka badan u dadaal Islaamow

  5. Dareema Iblays nafteennuu duufsadaaye~.'
    8.2. Da'i waxay tidhi, 'Dabuubteennaa la qoriye
    8.3. Dadkoo idil waxa 1a marin dawgii Siraade
    ~4. Dambaab iyo khayr warqadahaa 100ga deyiye

  6. Dabbaasha jannaa la geyn kuwa Eebbe doortee

  7. Dartii Nebi Maxamed Eebbow nagu dafsiiyaj. I

  8. Cayn yeenne, 'I1aahay caadi1 weeyee


88. Cudur-daar rna jiroo dadku caammo mas.hee


8.9.. Intoo cidla' lays dhigaa ciid 1aysku rogiye



  1. Wuxuu ci1mi ku intihoon Rabi ka cabso weeyee


91. Ca1aaca1 hadhow wax uma taro nimu cadaaboD.'



  1. Qoynaa yeenne, 'I1aahay qaadir weeye


9~. Qamiga naga saar ko1kay tahay cinda1-qaraar


94. Qafaarow noo nisbce qayb Aakhiraadeey


9.5. Qarcen lama he10 kolkay tahay yoom qiyaamee
Free download pdf