SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

~7. Rasuulkii Maxamed baa, 100 ratibay amaan


38. Rag iyo dumar 00 dhan baa, dhegaha loogu riday


3~. Rugaha soo shiriya, iyo reerka waxa dad jooga


40. Rodol ma saarree badaan, soo rakibahayaa


4i. Rugniga diinkow, Rasuulkii Rabbigu jeclaayow


(2. Raaxada Aakhiro jannada, raalli nooga noqo


43. Samsam la shubanoo haddana, sebanno naga gUdhaynow



  1. Min ku siyaartaa qiyaamaha, sad weyn la siin
    4~. Sabadda weyn ee jannada, surinka loa rrarow

  2. Saliim baad cesb ka taha)r, sir iyo saac kore
    ~7. Sadka 1a kaydshee qiyaamaha, Islaam ]a siinayow
    4B. Saliim baad caab ka tahay, sir iyo saac kore


14.8.


  1. Shirka khalqiga laysu keenayo, ee shiddadu adkaato ey
    sb. Sharaf badnow maalintaa, noo shafeeco qaad
    ~l. Shamsada 00 duhur 1a joojoo, khalqiga ku shaacdayow
    5~o Sharaf hadnow maalintaa, noo shafeeco qaad
    ~3. Samir I1aahii ku siiyaa, ku saafi yeelaye


SA. Salliga ruuxii c8lceliyaa; safkaaga noqay


5~. Daruur weyn lagu hadhee, duhur kolkii la joogayow
5~. Dallada lluurka leh qiyaa~aha, dusha nooga mari

5j. DaYlbow Nebi daahi, dawgaad martaa udgoon


5~. Darka jannee laga cabbaad, noD dardari hadhow



  1. Dalaam kii nuuri jireen, daawashadii la arkinow


60. Dulmiga faydow, adaan aaalimiin jeclayn


6i. Casharka diinka, adaa Daa1im kuu caddoeyayee


62. Cisiga lagu saaray, baa caalimiin anfaca


6j. Qamiga naga £ayd Ilaahow, adaa quduur lehee



  1. Qaayaha diinka, aduun baa u qiiro badan


6~. Faxal Rasuulkaa ah, faylkii qiyaamahce


6~. Firdowsa Eehbow na gee, fooqyihii jannada


  1. Foqorada 00 idil Rasuulkii, u foojignaayow

Free download pdf