169.
Text 17
This poem, by Sheekh Caaqib Cabdilaahi, is composed in
praise of SHAIKH C'ABD AL-QADIR AL-JILANI, the founder of
the QADIRIYYAH order. It is an address from a distressed
devotee to his master whom he asks for blessings and
In,,erceSSlon.. +.
Taaj Awliyo
1. Kiilaaniyow, kiilaaniyow, ku yeedhnayee noo kaalayeey
1. Aqbal iyo ijaabo ada a lehoo, Awliyo dhamaan u Imaam
aheey
- Barakiyo bishaaro adaa lehoon, kuu baaqnayee noo soo
burmooy
A. Adigaa tijaaroon ku tuugnayee, taaj Awliyow taageer na
sii
- Sawaabuu helaa nin ku soo xusee, kama seexatide Saxal
taaj u yeel
6. Jiilaaniyow, jidka khayrka law, kuu jeellayee noo soo
jawaab
- Xubbi kii u qaba ka xannaaniyow, xaajo u gudow xisbigaa
na yeel
'8. Rabbi khaaliqaa khayrkaa badshee, khalwadaa nin galay
khaatulllo u yeel
~. Dawlo aan damaynoo dadaal lehow, daaraha jannada nagu
daadehee
10. Digrigaa badshee weli dooranow, dararkii jannada na
dabaaladsii
11. Rugta Awliyee Rabbigay boqrow, raashin aan dhamaan nagu
soo rabee
Ii. Samsam Awliyoonu siyaaranow, sad aan naga dhamaan nooga sahal yeel
- Sayid Jiilaanow, silig Awliyow, saaCll kastaba na
salaamad yeel