SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

14 .. Sharaf Awliyow waan ku sheeganee, lama shaari karo
nimad shuuntaye


170.

15. Sal wax 100 hu:baa sifo suubbanow, sidqi hadal lehiyo


samir inad lahayd


  1. Dallad Awliyow, darajaysanow, dacwadayda maqal waan
    ku doorannee
    lj. Dayax nuur ku yaaloo la daawadoon, naga doorsamaynow
    diyaar ahaw

  2. Duhur galay sidiisa u daahirow, dilli weyn qiyaame dusha
    nooga mari

  3. Caalimul-culuum, cisi Awliyow, Cabdulqaadirow noD
    ciidaneey

  4. Qaayaha naftiisku qurfaan helow, qalbigaa ku jecel qami


iiga fayd


21. Foqorrada jeclow, farax Awliyow, fakir 11 samee diinka


aan fahmee


  1. Qalbi kuu wacee qudbi Jiilaanow, qumi xaajadaan kuugu
    qayshanay

  2. Ku ku jecel kollaba kama jeesatid eh, kiilaaniyow kurbad


iiga fayd



  1. Layl iyo nahaar inan kugu lalabo, lilaahaan ku maree libin
    11 samee
    is .. Marabada aan qabo Muxyadiiniyow, mar haddan ku waco waan
    muraad helee


2~. Nuuraaniyow nin ku soo xusaa, nafci xoog leh iyo nabad


buu helaa
2.7. Waan ku soo wacee wahankii iga qaad, weligaan jeclaaye
wanaagsanow

2~. Hor Ilaah adaa hela waxad rabtee, haybadda na saar waan


ku haybsannaye


  1. Lama koobi karo fadligaad lahayd, ee liibaantaadaan wax
    ka laacayaa


3b. Yaabkii yimaada ba Jiilaanow, yasir xaali baan kuugu


yeedhanee


  1. Rabbanaa fasalli calaa nebii, Axmeddan wa Aali, asxaabihii

Free download pdf