14 .. Sharaf Awliyow waan ku sheeganee, lama shaari karo
nimad shuuntaye
170.
15. Sal wax 100 hu:baa sifo suubbanow, sidqi hadal lehiyo
samir inad lahayd
- Dallad Awliyow, darajaysanow, dacwadayda maqal waan
ku doorannee
lj. Dayax nuur ku yaaloo la daawadoon, naga doorsamaynow
diyaar ahaw - Duhur galay sidiisa u daahirow, dilli weyn qiyaame dusha
nooga mari - Caalimul-culuum, cisi Awliyow, Cabdulqaadirow noD
ciidaneey - Qaayaha naftiisku qurfaan helow, qalbigaa ku jecel qami
iiga fayd
21. Foqorrada jeclow, farax Awliyow, fakir 11 samee diinka
aan fahmee
- Qalbi kuu wacee qudbi Jiilaanow, qumi xaajadaan kuugu
qayshanay - Ku ku jecel kollaba kama jeesatid eh, kiilaaniyow kurbad
iiga fayd
- Layl iyo nahaar inan kugu lalabo, lilaahaan ku maree libin
11 samee
is .. Marabada aan qabo Muxyadiiniyow, mar haddan ku waco waan
muraad helee
2~. Nuuraaniyow nin ku soo xusaa, nafci xoog leh iyo nabad
buu helaa
2.7. Waan ku soo wacee wahankii iga qaad, weligaan jeclaaye
wanaagsanow
2~. Hor Ilaah adaa hela waxad rabtee, haybadda na saar waan
ku haybsannaye
- Lama koobi karo fadligaad lahayd, ee liibaantaadaan wax
ka laacayaa
3b. Yaabkii yimaada ba Jiilaanow, yasir xaali baan kuugu
yeedhanee
- Rabbanaa fasalli calaa nebii, Axmeddan wa Aali, asxaabihii