SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1
169.

Text 17

This poem, by Sheekh Caaqib Cabdilaahi, is composed in


praise of SHAIKH C'ABD AL-QADIR AL-JILANI, the founder of


the QADIRIYYAH order. It is an address from a distressed


devotee to his master whom he asks for blessings and


In,,erceSSlon.. +.

Taaj Awliyo

1. Kiilaaniyow, kiilaaniyow, ku yeedhnayee noo kaalayeey


1. Aqbal iyo ijaabo ada a lehoo, Awliyo dhamaan u Imaam


aheey


  1. Barakiyo bishaaro adaa lehoon, kuu baaqnayee noo soo
    burmooy


A. Adigaa tijaaroon ku tuugnayee, taaj Awliyow taageer na


sii



  1. Sawaabuu helaa nin ku soo xusee, kama seexatide Saxal


taaj u yeel


6. Jiilaaniyow, jidka khayrka law, kuu jeellayee noo soo


jawaab


  1. Xubbi kii u qaba ka xannaaniyow, xaajo u gudow xisbigaa
    na yeel
    '8. Rabbi khaaliqaa khayrkaa badshee, khalwadaa nin galay
    khaatulllo u yeel
    ~. Dawlo aan damaynoo dadaal lehow, daaraha jannada nagu
    daadehee


10. Digrigaa badshee weli dooranow, dararkii jannada na


dabaaladsii


11. Rugta Awliyee Rabbigay boqrow, raashin aan dhamaan nagu


soo rabee
Ii. Samsam Awliyoonu siyaaranow, sad aan naga dhamaan nooga sahal yeel


  1. Sayid Jiilaanow, silig Awliyow, saaCll kastaba na
    salaamad yeel

Free download pdf