17.9.
Text 19' ,
This poem is composed, by Sheekh Caaqib Cabdilaahi, in
praise of Sheekh Suufi whose full name is Sheekh Cabdiraxman
Ca bdi laahi Shaash'i. Sheekh Suufi, who died in 1904 at an
advanced age, is regarded as the patron saint of Mogdishu;
and the annual pilgrimage to his tomb~_is an important
religious and festive occasion. This poem speaks about the
sanctity of the Shaikh and the supernatural powers bestowed
upon him as a result of his piety. It also invokes his
intercession as a master of the QADIRIYYAH order.
Sheekh Suufi
- Imaam Awliyoo la aaminayoo, ajiiba ninkii u yeedhanyow
'2. Boqor Awliyoo balada debciyoo, bishaareeya kii u
baaqanayolv
j. Tilmaan-qurux taajki Awliyadow, tubtaadii nin qaaday
toosnaa
4. Sawaab badne saawigii Xamarow, simaarta jannaan sad kaa
rabay
.5. Jannada Rabbi jidadki 100 marayow, ninkii ku jeclaada jeel
bixi
~. Xukuumadda diin ku xeeldheerow, xoree inta kugu xayaadaysa
j. Khalaawe ninkii kol kuugu yimi, khayraadka ka siinayaad
tahay
,8. Dawada Muslinkow, Qudbiga diinkow, dan noo qumi doonayno tii an
~. Dabuubtaasi iga run weeyaane, digriga nin badshaa ka darcon bax
lb. Raxmadda Rabbi uunka 100 rarayow, rugtaada nin yimi rafaad
ka bax