183.
Text 20
Sheekh Cabdisalaam Xaaji Jaamac was a pious shaikh who had
a considerable reputation as a learned man. He is buried
in Jigjiga where he is regarded as the protector of the town.
This poem is composed in praise of the Shaikh by Sheekh Caaqib
Cabdilaahi.
Sheekh Cabdisa1aam Xaaji Jaamac
- Asalaamu ca1aa, sheekhi Cabdisa1aam
2. Aaminkaan qabsanee, noo Imaamka ahaayow - Boqorkaan qabsanee, noo bishaaro ahaayow
4. Taajirkaan qabsanee, toogo noo quminaayow
5. Saawigii wadankii, sa1aamadda baxshow
~. Jawhar nuur badanoo, 100 jacay1 qabayow
.7. Xafiiski Mus1imkee, xaq oogi jirow
8. Kha1wadii muminkee, khayrka 100 badiyow
- Dawadii Mus1inkee, da1ka nuurin jirow
- Digrigii Rabbi kii, ku dadaa1i jirow
i1. Raxmaddii Rabbiyee, uunka 100 rarayow
- Roobkii noo da'ayow, raa11i noo noqoyow
- Sabankii walba kaan, u siyaaro tagnow
14. Safka Qaadiriyaad, Sayidkii hor socdow - Shamsadii Aw1iyee, diinka shaariciyow
16. Saabiriin kuligeed, suufigii u dirmow
1'7. Daruurt i i ci Imigee, da1 lea nuurin j i row
1~. Dayax nuur ba~anoo, daacad 100 qabsadow