SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Qudhu waa amaano eh, hadday qa1ab tidhaa fiid

  2. Waxay qiririe 1aysaba, hadduu qaado ma1agii


13. Ooy qay1adii jaan, habluhu igu qamaamaan


1A. Qoryo iyo haddii lays koy dhigo, qa1abo guudkiisa



  1. Qasi1aay hadday 1aba wadaad, qu1ue u buuxshaane
    l~. Qayo iyo lubaan iyo haddii, qiiq la ii shidayo

  2. 00 qayd kafana 1aygu xidho, qariya muuqayga

  3. Qaeda waaga soo baxa hadday, niman ku qaw1aane

  4. Qabuuro aan fogayn mee1 hadday, qoda yidhaahdaane

  5. Qataf xoog leh waxay meeriyaan, qo10ba qaybteed

  6. Soo qaada maydkii, haddii qaar Ia soo diro

  7. Qiyaasane wasaasada, haddii 1aygu qoofa10
    23. Qabrigiyo haddii lay kor dhigo, qarada leexeeda
    24. Qoom eu1imo fiieani, janaasada ku qaybaan
    25. Qabtoo dhiiba 1aalaadi, qo10 iigu fidiyaan


i6. Qo1dhado ay wanaajeen, hadday qab igu siiyaan


2.7. Qoqobe ay ka gooyeen, hadday igu qiyaasaan
2~. Qib1adiyo hadday ii dhigaan, dhinaeii aan qaabilay


  1. Qoyaan dhoobo iyo dhagax, hadday meeshi qariyaan
    30~ 00 1abada qoorood, earrada 1aygu soo qubo


31. Qaban qaabyo xoog badan, hadday eiidda qumiyaan



  1. Qabri taagan 1aga yee10, 1agu shubo quruuruxa


3.3. Gees qoran xabaashii, hadday dhinae qotomiyaan



  1. Qiro faataxeeye, hadday qalabka qaataan


35. Qooyskay taesiyo ugu noqdaan, iyo qaraabada e



  1. Qofna iguma soo hadho, inuu ii qareema e


3). Qabiilkay hadduu soo gurmado, iguma qaybaane



  1. Qab haddaan lahaan jiray, halkaasaan ku quustaa
    3'9. Qol0 loox wakiishaa, SUi aashayc1a qaadiye


204.

I I

I, I
Free download pdf