20S.
- AlIa Qaadirow igu dUl, qawlkii Islaamnimo
4.1. Waxaan qaalmo geel iya 10', iyo adhi qormo u degay - Qalcado aan dhistiyo mood, wixii dahab aan qarin jiray
4.3. Qudhunlayay adduunyadaba, qayd baa iga raaciye - Qolo 100 wareegaa ma jiro, qiridhim weeyaane
4~. Qariibnimo halkaasay, dadow ugu qadhaadhahay
46. Qorraxdaa dusheennaa, qariib laysu keeniye
- Qaadirow Allahyow, Qumanow Rasuulow
- Qiraalka ashahaadiyo, Quraankiyo Xadiiskow
- Qunuuddiyo salaaddiyo, qatanaanta soonkaay
50. Qiyaamaha dharaartaa, qareen kale IDa haystoy.
A Story
.10 I am relating a story which our Quran reveals
- Whether it is accepted by one man or rejected by another,
I shall state my points - I shall display the [initial] letters [of the words]
according to the alliteration in QAF - Be it large or small, whatever is apportioned to every
man [by the Divine Grace]
- He shall soon obtain his rightful share of it
~. When sickness overpowers me, for no one will last forever, - And with it the agony of pain always increases, [and]
when death grips me
~. An amulet and an ink potion will be prescribed for me
~. But they will avail nothing if I am in real distress
- My kinsfolk will call for a reciter of the Quran to pray
for me
1'],. The soul is entrusted [to us on loan], so when it departs i I
one evening