SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1

  1. Ajri buu ku he1ayaa ninkii, uunka mariyaaye.

  2. Indho niman lahayn 00 yidhaa, arag waxaa muuqda

  3. Addimmada nin jaban 00 yidhaa, orod ayay gaadhi


1~. Adduun niman 1ahayn 00 qabsada, ciidan wax u eega


l~. Ooriba nimaan guursanoo, ubad ka doonaaya

17. Irkig we eye aakhirasamaan, eegga soo baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana aragtaane

  2. Af dugaag miciyo aar ku yaa1, aano lagu yeesho

  3. Ayaado Quraan niman aqoon, awna lagu she ego

  4. Onkod roob ah uurada da'doon, oonka kaa bi'inin


22. Adduun badan nin yeeshoon haddana, ku intifaacaynin


23. Irkig weeye aakhirasamaan, eega soo baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana argtaane


25. Af1agaaddo ruux aad jeclayd, lagu amaanaayo


26. Abaal 1aga ordaayoo nin ga1ay, cidiba aanaysan



  1. Axsaan 1ayska nacay 00 haddana, aafo laga doortay


2~. 0101 bixi abaar qiiqday iyo, ubax gu' soo muuqday


29. Irkig weeye aakirasamaan, eegga soo baxaye


iO. Amakaagna wuu dabasocdaa, waana aragtaane.



  1. Af qos1aaya uur wada xidhiidhan, i1 aan xishoonaynin


3~. Asa1koo la nacay 00 furuuc, 1aga ag jeexaayo



  1. Eray been ah 00 kii runta ah, ka addin dheeraaday

  2. Aadaanka yeedhaaya aan, cidi ajiibaynin


35. Irkig weeye aakhirasamaan, eegga soo baxaye



  1. Amakaagna waa daba socdaa, waana aragtaane

  2. Eyr kuu dhashiyo ugub curtoon, ibuhu dhiiqaynin
    is. Aqa1 udub 1a'aan jooga aan, 1aga irdhoobaynin


39. Aboor iyo qudhaanjo isu yimi, 00 aamin kala qaatay


(0. Adhigoon dhurwaa eegayaa, i1igga saaraynin

211.
Free download pdf