SUFI POETRY IN SOMALI

(Chris Devlin) #1
212.

4i. Irkig weeye aakhirasamaan, eegga sao baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana aragtaane.

  2. Inan qaawan 00 dharan id1aan, suuq 1a ordaysa


44. Is1aan timaha guudkeed ku yaa1, kaa asturan wayday



  1. Odayaa1 surwaal gaaban 00, u10 ku luudaaya


46. Inankii yaraa 00 aabbihii, aamus ku afduuba


47. Irkig weeye aakhirasamaan, eegga sao baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana aragtaane.


49. Islaamnimo yaraatoo aikaan, caalamku illoobay



  1. lblays Aadmi kuu sao dhex galay, 00 amarkii kaa qaatay

  2. Eraygaad tidhaa 00 kol qudha, uunka wada gaadha
    5~. Aroos i1ili xa1ay lao yidhi, 00 saaka kala ooyay


53. lrkig weeye aakhirasamaan, eegga soo baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana aragtaane,


55. lib neefka ruuxii lahaa, la indha duubaayo



  1. Axkaam niman aqoon 00 haddana, laga imaam yeesho


5:7. Eebo iyo waran laga il-biday, ololka baaruudda



  1. Aa1adda madfaca iyo garnaydh, uli ka fiicnaatay


5~. lrkig weeye aakhirasamaan, eegga soo b~xaye



  1. Amakaagna waa daba socdaa, waana aragtaane.


61. lnan la ag maraayoo garoob, aaway lagu waayay



  1. Isir faras ah uurkuus dameer, iibka ina dheersan

  2. Asluub dhimatay oon waalidkii, cidi ikraamaynin

  3. lrdho badatay amar loa shiroo, naago 100 ururshay


65. lrkig weeye aakhirasamaan, eega soo baxaye



  1. Amakaagna wuu daba socdaa, waana aragtaane


6'7. Axdar badane uunkoo dhanbuu, ka anfariirshaaye


68. Adoo eleledaad nimaad jeclayd, kala ufootaane


6~. Aad iyo itaal baad colnimo, ugu abaartaaye

Free download pdf